Ra’isul Wasaare Kheyre oo laga codsaday Magdhaw iyo sii deynta Sheekh Mukhtaar Roobow

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta halkaasi kulan ku yeesheen Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya iyo qaar kamid ah Waxgaradka Baydhabo. Sida aan Wararka ku helnay Waxgaradka Ra’isul Wasaare Kheyre la kulmay ayaa ka dalbaday in dowlada raali galin iyo magdhaw ka bixiso dadkii sanadkii … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo laga codsaday Magdhaw iyo sii deynta Sheekh Mukhtaar Roobow